Yaraynta nuglaanta
Ilaalinta hantida
Awood siinta Haweenka
Xawilida Lacago Joogtada ah
Yaraynta nuglaanta
Ilaalinta hantida
Awood siinta Haweenka
Xawilida Lacago Joogtada ah
Loogu Tala-galey
Qoysaska buuxiya shuruudaha u qalmitaanka ee ah (qoysaska saboolka ah iyo kuwa nugul ee haysta carruurta da'doodu ka yar tahay shan sano) ee deegaanada la xushey.
Bixinta Lacagta
Waxaan siinaa lacag kaash ah qoysaska saboolka ah iyo kuwa nugul ee la bartilmaameedsaday waxaana aasaasnaa nidaamka shabakadda ka badbaadinta Shaboolnimada si looga gaashaanto saboolnimada.
Xaaladaha Deg-degga ah
Marka laga reebo bixinta lacagta cadaanka ah, mid ka mid ah ujeeddooyinka ugu waaweyn ee BAXNAANO waa in si deg deg ah loogu gurmado qoysaska nugul xilliyada dhibaatooyinka.
Barnaamijka Qaran ee Caawinta Dadka Nugul (SNHCP)
waa barnaamij wax ku ool ah oo ay dowladdu hogaamiso oo ujeedkiisu yahay in lagu taageero qoyska ugu saboolsan uguna nugul Soomaaliya.
Dheeho Xogta
0
Qoys
0
Qoys
Ujeeddada mashruucu waa in lacag caddaan ah la siiyo qoysaska saboolka ah iyo kuwa nugul ee la diiwaangaliyey
iyo in la dhiso nidaamka shabakadda badbaadinta Shaboolnimada si looga gaashaanto soo noqnoqshada Abaaraha
Wararkii ugu dambeeyay iyo Sheekooyinka
Baadh balooggeena si aad uhesho qoraallo xeel-dheer, Tilmaamo iyo Sheekooyin ku saabsan Guulaha Barnaamijka.
Wada-hawlgalayaasha Hirgelinta
Baxnaano waa barnaamij ay hogaamiso dowlada oo uu maalgaliyo Bangiga Aduunku wuxuuna lashaqeeyaa wasaaradaha kaladuwan ee dowlada iyo hayadaha UN-ka si loo hubiyo in si hufan loo gaarsiiyo lacagaha dadka nugul.


